Lama Huraan - Indispensable
Riwaayadaan taxanaha ah oo ka kooban 25 qaybood, taasoo sawir ka bixineysa nolosha tuulo khayaali ah ee Soomaaliyeed oo lagu magacaabo TUB CAANO. Waxaa qoray Cabdulqaadir Moxamed Mursal, waxayna muujineysaa dhinacyo badan oo ku saabsan nolosha caadiga ah ee Soomaalida maanta sida: Nabadgelyo l`aanta, iska hor-imaadyada, barakaca, caafimaad-darrida iyo wax barasho la`aanta, waxayna talooyin wax ku ool ah ka bixineysaa xalka ay bulshadu kaga bixi karto dhibaatooyihkaas, iyadoo isticmaaleysa kuna kalsoon talada wada jirkeeda iyo wax soo-saarkeeda.
This is a 25-part drama series depicting life in a fictitious Somali village called Tub Ano, or Milk Road. Written by Abdulkadir Mohamed Mursal, the series reflects the complex issues facing ordinary Somalis today, such as insecurity and conflict, displacement, lack of health and education services, and suggests some ways in which local communities can grapple with these problems using their own resources.
Fadlan Guji qeybta aad dooneyso in aad dhageysato si uu kuugu soo baxo raadiyaha!
Please click on the eppisode you want to listen.
Lama Huraan: episode /Qeypta 1
Lama Huraan: episode /Qeypta 2
Lama Huraan: episode /Qeypta 3
Lama Huraan: episode /Qeypta 4
Lama Huraan: episode /Qeypta 5
Lama Huraan: episode /Qeypta 6
Lama Huraan: episode /Qeypta 7
Lama Huraan: episode /Qeypta 8
Lama Huraan: episode /Qeypta 9
Lama Huraan: episode /Qeypta 10
Lama Huraan: episode /Qeypta 11
Lama Huraan: episode /Qeypta 13
Lama Huraan: episode /Qeypta 14
Lama Huraan: episode /Qeypta 15
Lama Huraan: episode /Qeypta 16
Lama Huraan: episode /Qeypta 17
Lama Huraan: episode /Qeypta 18
Lama Huraan: episode /Qeypta 19
Lama Huraan: episode /Qeypta 20
Lama Huraan: episode /Qeypta 21
Lama Huraan: episode /Qeypta 22
Lama Huraan: episode /Qeypta 23
Lama Huraan: episode/Qeypta 24
Lama Huraan: episode /Qeypta 25

Xigasho: IRIN Radio
Ka Qayb Qaado, oo Caawi!
Madoneysaa in aad ka qeyb qaadato Mashruucaan? Fadlan nala soo xariir. Waxaan
ubaahanahay Qof noo turjumo qeypta Ardayda Mustaqbalka.
Nala soo xariir waxii
Faahfaahin ah
SFC Needs Your Help!
Do you believe that you can change the lives of others? Then send us a message!
We want Help with information for High school students section!
Contact us.
SFC Membership
Not yet a member of SFC?! What are you waiting for?
Explore the benefits of being a member of SFC
About SFC
Knowledge and education are the keys to success. Somalis for Change is a
website formed by a university student with the purpose of empowering the
Somali people and opening their minds to education.
Read More